Wararka Akhriso:-Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo Ka Hor Yimid Muddo Kordhinta Hay’adaha Dowladda By Radio Simba - Nisan 27, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay ka soo horjeedaan nuuc kasta oo muddo kordhin ah iyo in doorashada lagu galo heshiiskii 17 September.