Qarax Gudoomiye lagu dilay Oo Ka Dhacay Shabeelaha Hoose

0

Warar Dheeraad ah ayaa kasoo baxaya  qarax lagu dilay gudoomiyihii deegaanka leego  ee goboklaga shabeelaha hoose

Waxa xalay qarax xooga gurigiisa loo galiyay  gudoomihii deegaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose iyadoona waxyeelo kasoo gaaray uu qaraxaasi u  geeriyooday

Gudoomiyaha la dilay ayaa waxa lagu magacaabi jiray xasan  gucdur ,waxaana lagu dilay degmada walaweyn oo uu mudooyinikii dambe uu ku sugnaa gudoomihala deegaanka leego ee xalay la dilay

Wararka naga soogaya degmada walaweyn ayaa waxa ay intaasi ku in qaraxaan uu ahaa mid geeystay qasaaro kala duwan oo dhimasho iyo dhaawac leh

Inta la xaqiijiayay waxa qarax ka dhacay degmada walaweyne ku geeriyooday  gudoomihii deegaanka leego iyo laba qof oo ehelo ay ahaayeen

Gudoomihii hore ee dseegaanka leego alcadaala ayaa idaacada simba u xaqiijiyay geerida gudoomiyaha deegaanka leego iyo qasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxa lagu dilay

Waxaana uu dhamaan ehelada iyo shacabka deeganka leego uu uga tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh eek u timid gudoomiyaha

Inta badan qaraxyada ka dhaca gobolka shabeelaha hoose ayaa lagu dilaa masuuliyiinta iyo ciidamada dowladda

Waxaana jirtay in mudooyinkii dambe ay sii kordheysay halista  laga la kulmayo wadooyinka qaar ee gpobolka shabeelaha hoose oo la sheegay in miinooyin lagu aaso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here