Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan afur ah la yeeshay madaxdii guddiyada Doorashooyinka heer federaal iyo heer dawlad goboleed iyo Guddiga Khilaafaadka.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa uga mahad celiyay dedaalkii dheeraa ee ay muujiyeen muddadii 6-da bilood ahayd ee ay shaqaynayeen.
Guddiga ayaana ugu dambeyn laka diray islamarkaasna loo sheegay in ay wixii aysoo qabteen abaal looga hayo shaqo adagna aysoo qabteen
guddigaan oo lagu muransanaa ayaa waxa loo sheegay in goobohoodi ay iskaga laabtaan iyadoo ay xusid mudan tahay in horay dowladdu guddigaan u dajisay hotelo ku yaalo muqdisho
waxaan maadaama ay doorashadii lagu kordhiyay muddo islamarkaasna lagu wareejiyay guddiga madaxa banan ee doorashooyinka in markaasi kala diray

