Midowga Musharaxiinta Oo Ka Horyimid Muddo Kordhintii Loo Sameeyay Dowladda

0

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa waxa uu  si adag u diidayaa muddo kororsiga loo sameeyay ha,adaha kala duwan dowladda

Musharaxiinta ayaa tilaabadaasi la qaaday ku tilmaantay mid sharci darro oo  uu ku kacay guddoonka Golaha Shacabka uu muddo xileedkiisu dhammaaday.

Goluha ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay tillaabo ka qaaddaan  shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here