Wararka Akhriso:-Baarlamaanka oo Soo Saaray Sharci Ku Saabsan Doorashooyinka By Radio Simba - Nisan 12, 2021 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo saaray sharci gaar ah oo doorashooyinka heer Federaal la xiriira kaasoo ah doorasho qof iyo cod ah, iyadoo la faray Xukuumadda in Guddiga madaxa looga dambeeyo doorashooyinka heer federaal.