Villa Soomaaliya Oo Ka Hadashay Shirka Ka Furmaya Teendha Afisiyooni

0

Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta  Madaxtooyada Soomaaliya  Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo ka hadlayay shirka maanta madaxda dowlada iyo dowlad goboleedyada ayaa waxa u ka digay in lala yimaado shuruudo fishil ka dhigi kara kulamada socda

Agaasimaha ayaa sheegay in loo baahanahay in shuruudo horleh aan lagu xirin heshiiskii 17 sebteenbar taasi oo uu sheegay in khilaaf ay dhalinkarto

Waxaana uu ka dalbaday dhinayada kala duwan ee shirka ka qeyb galaya ay ka shaqeyaan sidii loo sii anba baqaadi lahaa wada xaajoodyada  lagu gaarayo shirka wada tashiga qaran

Dhanakale agaasimaha madaxtooyada ayaa waxaba kamajiraanku tilmaamy waarar soo baxayay oo sheegaya in shirka ka socda teendhada afisiyooni  uu burburay oo aysan jirin wax wada hadal ah oo socda

Waxaana agaasimuhu uu tilmaamay in ay wadahadaladu ay socdaan ayna sii ambaqaadidoonan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here