Tirada Xaaladiihii Ugu Dambeeyay Covid19 Ee Dalka Oo La Shaaciyay

0

Wasaarada caafimaadka xukuumada  faderaalka soomaaliya ayaa shaacisay xaaladiihii ugu dambeeyay ee dadkii uu soo ritay cudurka covid19

Waxaana wasaaradu ay sheegtay in la baaray ilaa 1010 qof  24 saac ee ugu dambaysay guud ahaan wadanka

Waxaana ay sheegtay in laga helay cudurka 106

Wasaarada ayaa tilmaantay halka ay kukala suganyihiin dadakaasi

Somaliland: 41

Puntland: 37

Banadir: 9

Hirshabelle: 7

Jubbaland: 6

Galmudug: 6

Lab: 58

Dhedig: 48

Dhimasho: 8 (Somliland:6, Banadir:1, Puntland:1)

Bogsashada: 24

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,398

Bogsashada Guud: 4,819

Dhimashada Guud: 529

 

Wasaarada  caafimaad ayaa sidii caadada aheyd dadka uga digtay qatarta cudurkaan kusoo laba kacleeyay dalka

Waxaana ay sheegtay in loo baahanayahay in dadku ay raacaan talaabooyinka bahda caafiamaaku ay soo jeedinayaan in afsaab ama face mask la xirto iyo in nadaafada lagu dadaalo

wasiirka wasaarada caafimaadka fowsiya abuukar nuur ayaa waxa si gaar ah u codsatay in laga qeyb qaato wacligalinta bulshada iyo sidii talaalka cudurka covid19 loo qaadan lahaa

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here