Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Oo Laga Joojiyay Fadhiyada Golaha Shacabka

0

Gudoonka Golaha Shacabka ayaa shaqajoojin ku sameeyay xildhibaano ka tirsan golaha shacabka kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay baajiyeen kulankii shalay ee xildhibaanada golaga shacabka islamrkaasna ay arbushaad ku sameeyeen

war qad qoraal ah oo kasoo baxday xafiiska gudoomiyaha golaha shacabka maxamed mursal sh.abdiraxmaan  ayaa waxa ilaa 15 mudane oo ka tirsan goalaha shacabka la sheegay in laga joojiyay fadhiga xildhibaanada goalaha shacabka

waxaana lagu sheegay in xildhibaanadani aysan soo xaadiri karin fadhiya golaha ilaa ay ganaaxooda kasoo dhameystaan iyadoona ay xusid mudantahay in maalinta bari ah oo isniin ah in kulan ay u balansanyihiin xildhibaanada golaha shacabka

Halkaan Hoose ka Aqrso Liiska Xildhibaanada 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here