Maxay Jubbaland iyo Puntland Ka Simanyihiin Shuruudaha Ay Ku Xireen Ka Qeyb Galkooda Shirka Ka Dhacaya Muqdisho

0

Madaxweynaha maamulka  jubbaland oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa interneetka ayaa waxa uu ka hadalay shirka uu markale iclaamiyay madaxweyne farmaajo islamrkaasna laiskugu yeeray madaxda dowlada iyo maamul goboleedyada dalka.

Madaxweynaha jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe  ayaa waxa uu sheegay in ay bogaadinayay dadaalada loogu jiro qabsoomida shir looga hadlayo xal u helida arimaha lagu muransanyahay ee doorashada dalka ka dhaceysa .

Dhankale Madaxweyne Axmed Madoobe  ayaa waxa uu ka hadaly mowqifka jubbaland ee ku aadan shirkaasi ka dhacaya muqdisho ,waxaana uu sheegay in ay ka qeyb galayaan balse loo baahanyahay in lagu qabto goob amaan ah oo amnigeeda laisku haleynkaro

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here