Maleeshiiyaad Hubeysan Oo Laba Nin Ku Dilay Deegaan Ka tirsan Degmada Cadaado

0

warar ka imaanaya gobolka galgaduud ayaa waxa ay kusoo waramayaan in xalay Deeganka Mirocowleed oo hoostaga Cadaado lagu dilay laba nin oo gaari yarwatay

raga dilka geeystay ayaa waxa la sheegay in ay ahaayeen maleeshiyaad  u abaabulan habbeeleen  islamrkaasna ah Maleeshiyo Kasoo Jeeda Deegaanka Dhabad ee Gobolka Galgaduud ay xalay Xili danbe toogasho ku dileen laba nin oo watay Gaari yar oo  qaad siday.

wararka ayaa sheegaya in labada nin ee la dilay kasoo jeedaan deegaan ahaan Magaalada Galinsoor ee Gobolka Mudug.

waxaana lagu soo waramayaa  in saakay ay xiisad ka dhalatay dilka labada nin ay ka taagantahay gobolka galgaduud islamrkaasna si aad ah loo hadal hayo

inta badan Maleeshiyaad hubeysan ayaa si macnadara ah ah iskaga dila dad ku safraya gobolka galgaduud

waxaana la sheegaa in dilalkaasi ay la xariiraan aanooyin qabiil

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here