Dowladda Soomaaliya Oo Cambaareysay Weerar Xuutiyiintu Ay Ku Qaadeen Sacuudiga

0

Dowlada faderaalka soomaaliya ayaa cambaareysay weerar gantaalo ah oo kooxda xuutiyiinta ka dagaalanta dalka yamen ay kuu qaaday wadanka sacuudiga

gantaalada lagu weeraray sacuudiga ayaa waxaa la sheegay in ay a haayeen kuwa balaastig ah waxaana la sheegay in diyaarado ay ku duqeeyeen magaalooyin badan oo ka tirsan sacuudiga oo ay ugu horeyso magaalada  caasimada ah riyaad .

dowladda soomaaliya waxa ay sheegay in weerarkaasi uu ahaa mid argagaxisanimo islamarkaasna xadgudub ku ah sharciga caalamiga iyo kan bani’aadamnimada carqaladna ku ah dadaallada Qaramada Midoobay ee lagu doonayo in laga gaadho xal siyaasadeed oo dhammaystiran oo lagu soo afjaro colaadda Yemen.

wasaarada arimaha dibada soomaaliya oo warsaxaafadeedkaan soo saartay ayaana ugu danbey ugu baaqday dowladda sacuudiga in ay qaado tilaabo walba oo ay ku difaaceyso ciideeda

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here