Laamaha Amniga Dowladda Oo Kulan Ka Yeelanaya Banaan Baxyada La Iclaamiyay Maalinta Jimcaha Ah

0

laamha amniga dowladda Federaalka soomaaliya ayaa waxa lagu soo waramayaan in kulan deg deg ah ay ka yeelanayaan banan baxa weyn ee la filayo in dalka uu ka  dhaco

banan baxaan ayaa waxa ku dhawaaqay midowga musharaxiinta waxaana uu yahay mid hadal heyn badan dhaliyay islamrkaasna  walaac xoogan laga muujiayay qatar dhanka amniga ee ka dhanka karta banaan baxaasi.

wayabaha banan baxaan miisaanka culus u yeelaya waxa ka mid ah in ay ka qeeyb galayaan xubno iyo hogaamiyaal ka tirsan midowga musharaxiinta,wasiiro hore oo dalka ah kuwaas oo wata ilaalo hubeysan

waxaana laga cabsi qabaa in banan baxa uu ka dhasho rabshado islamrkaasna ay dhibaato kasoo garto dadka shacabka ah ee ka qeyb galaya banan baxa iyo hogaamiayasha midowga musharxiinta

qaar ka mid ah siyaasiinta dalka ayaa waxa ay laamaha amniga dowladda  gaar ahaana taliska ciidanka xooga uga digay khatarta ka dhalanta banan baxayada iyo  oo ay sheegeen in isku dhacyo ay ka dhalankaaraan ,taasi oo sababi karta dhimasho iyo dhaawac iyo dhibaato iyo amni xumo .

sidookale midowga musharaxiinta ayaa dhankooda soo saarayay digniin la xariirta banan baxyada iyo in dowladdu ay isku daydo in ay xoo ku joojiso banan baxyadasi

waxsaana ay sheegeen in loo baahanyahay in dowladdu ay kulamo ka yeelato sidii banan baxaasi uu si nabad ah ugu dhici lahaa iyagoona uga digay in dad shacabka ah ee banan baxa dhigaya in loo adeegsado hub.

shirkaan ayaa waxa la iclaamiyay in uu dhacyo nmaalinta jimcada ah ee soosocota waxaana uu ka dhacyaa aaga daljirka daahsoon  ee gudaha magaalada caasimada ah ee muqdisho

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here