Golaha Midowga Musharaxiinta Oo Shaaciyay In Laga Bilaabo 8 Bisha Aysan Aqoonsaneyn Madaxweyne Farmaajo

0

Golaha Midowga Mushraxiinta oo war murtiyeed soo saaray ayaa waxa ay uga hadleen mowqifkooda ku aadan mudda xileedka madaxweynaha oo dhamaaday

qoraalka kasoo baxay midowga ayaa u qornaa sidatan

Laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 8 Ferbaayo 2021 Golaha Midowga Murashaxiinta uma aqoonsana Maxamad C/llaahi Maxamad Farmaajo in uu yahay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, wuxuuna Goluhu wuxuu ugu baaqayaa Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday in uu Dastuurka iyo sharciga dalka u hoggaansamo, si uusan u lumin xuquuqda uu leeyahay madaxweyne hore, taasoo shardiga ku xiran uu yahay in uu xilka si nabad ah ku wareejiyo.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here