waxaa maanta oo Sabti ah Taariikhduna ay ku beegantahay 06 bisha February ayaa waxa la filayaa in madaxweynaha jamhuuriyada faderaalka soomaaliya uu hortago xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka soomaaliya
Kulan Gaar ah oo ay yyealanayaan xildhibaanaeda barlamaanka jamhuriyada faderaalk soomalaiya ayaa waxa lagu wada Madaxweynaha uu qubbad 8u jeediyo xidhibaanada waxaana jirta in kuolan uu madaxweynuhu uu horay usoo codsaday.
qoraal kasoo baxay gudoonka xildhibaanada barlamaanka ayaa waxa lagu wargaliyay in maanta uu jiro kulan gaar ah oo muhiim ah kaas oo Agendihiisu uu yahay Warbixin ku saabsan Xaalada Guud ee Dalka iyo Doorashooyinka Qaranka.
waxaana la sheegay in madaxweynaha jamhuuriyada uu maanta sameenayo hadal jeedin kusaabsan arimaha doorashooyinka iyo dib u heshiisyadii la sameeyay
madaxweyne farmaajo ayaa horay waxa uu usheegay in uu hortagi doono xildhibaada barlamaanka jahuuriyada islamrkaasna uu kala hadli doono arimo dhowr ah oo kusaabsan doorashooyinka dalka

