Akhriso :- Maxa Kusoo Kordhay Weerarkii Hotel Afriik

0

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahin ka bixisay qasaaraha ka dhashay weerarkii Hotel Afriik ee Muqdisho kana tacsiyaysay dadkii ku dhintay.

waxaa la saadaalinayaa in ay sii kordhikaraan khasaaraha weerarkii hotel afriik maadaama dad badan oo dhaawacyadooda culus yahay la geeyay isbitaalada

warqad qoraal ah oo kasoo baxday wasaarada warfaafinta xukuumada soomaaliya ayaa waxa looga hadlayay qasaarihii ugu dambeyay ee ka dhashay weerarkii xalay lasoo afjaray

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here