Qarax Qasaare geeystay oo gordhaweyd ka dhacay muqdisho

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya qarax qasaare geeystay oo maanta ka dhacay inta isgoosyada Exkoontarool afgooye iyo xoosh

Qarax ayaa waxa la sheegay in uu ka dhashay qasaare iskugu dhimasho iyo dhaawac islmarkaasna qaraxan ayaa la sheegay in lala eegtay gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo halkaasi marayay

Wararka ayaa sheegaya in qarax ay waxyeelo kasoo gaartay ciidamo ka tirsan kuwa dowlada

Waxaana lasoo sheegayaa in qaraxaaasi uu ku dhintay hal askari oo ka tirsana ciidamada dowlada

Mana jirto Wax qasaaro intaasi dhaafsan oo laga soo sheegay qaraxaasi balse waxaa macaquul ah in qasaaru in taasi kabato

Wali majirto wax war ah oo kasoo baxay mamaulka degmada dharkeenley oo ku aadan qaraxan maanta

Sidooakle majirto wax cid wali sheegatay masuuliyada weerarkaan qaraxa ah oo lala eegtay ciidamo ka tirsan dowlada

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here