Madaxweynaha jubbaland oo kulan Laqaatay Guddiga Joogtada Ah Ee Aqalka sare

0

Guddiga joogtada Golaha aqalka sare BFS ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedyka Jubbaland Axmed maxamed islam Axmed madoobe .

Gudoomiyaha Aqalka sare ee BFS, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka usoo jeediyay in ay ku dedaalaan sidii Dalkan loo samata bixin lahaa .

Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaan ayaa u mahadceliyay golaha Aqalka sare sida ay iskugu dayeen isu soo dhoweynta Dowladda dhexe iyo maamul Goboleedyada.

Axmed Madoobe ayaa ka warbixinyay maamulka Jubbaland iyo dagaalka ay kula jiraan dagaalamayasha  Al-Shabaab.

madaxweynaha maamulka jubaland oo qudbad ka horjeediyay golaha aqalka sare ayaa waxa uuka hadlay arimo ku saabsan xaaladaha dalka ka jira iyo khilaafka dowlada dhexe iyo maamulada qaar ee dalka

madaxweynaha jubaland ayaana sigaar ah uga hadlay arimaha ku aadan ciidamada iyo maamulka dowladu ay geeysay gobolka gedo

waxaana uu sheegay in loo baahanyahay in dowladu ay joojiso dhaqdhaqaaqyada ciidan ee dowladu ka wado deegaanaa dhaca gobolka gedo

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here