Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Hiiran oo Amara Culus Duldhigay Dadka Ku Dhaqan Baladweyne

0

Taliska Booliska magalada Baladwayne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano persolka

Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyaha  Ciidanka Booliska Beladweyne Maxamed Maxamuud Rooble ayaa uga digay  dhamaan gaadiidlayda ka shaqeeya gudaha magaalada Baladwayne iyo kuwa soo galaba,  sidoo kale ayay ka digeen inan wax gaadiid ah la dhigi karin inta u dhaxeysa Bacadlaha iyo afaafka hore ee xarunta mamulka Gobolka.

Taliska Booliska ayaa sheegay in cidii u hogaansami wayso amrkaa ay tillaabo ay ka qaadi doonaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here