Madasha Xisbiyada qaran ayaa baaq kasoo saartay shirka lagu wado in ay wada qaataan Madaxweynaha Somalia iyo Hogaamiyaasha Dowlad Goboleedyada Dalka.
Waxaana ayna madaxda dowlada faderalka ah iyo kuwa maamulada goboleedyada inay isu tanaasul sameeyaan iyadoona Madasha qaran ayaa soo dhaweysay dadaalada loogu dib loogu bilaabay wada hadalada
Halkaan Hoose ka Akhriso


