Ciidamadda Dowladda oo Bilaabay Qorshe Al-shabaab Lagala Wareegayo Degmooyin

0

Deegaano iyo degmooyin katirsan gobolka gado xiliyada qaar  waxaa ka dhaca dagaalo u dhaxeysa dagaalyahano ka tirsan alshabaab iyo ciidamdda militariga kusugan gobolkaas.

Dowladda fadaralka soomaliya uu hogamiyo madaxwayne Maxamad Cabdulahi Farmajo ay wadaa dadaalo dib ay ugu qabsanayaan deegaanada ka maqan gacanta dowladda gobolka gado waxa ka soconaya deeganada hoos yimada howlgalo balaaran oo ay samaynayen cidamdda xooga ee jooga qaybo kamida gado waxa howlgaladan  lasoo sheegay inay xogooda kadhacen dagmdda buula xawa iyo deegano ku hareeraysan.

Axmad bare waa gudoomiya dagmada balad xawo radiyaha simba ayuu ugu ka warbixiyay xaaladaha gobolka Gedo i yo howlgalda ciidamadda xooga ay kawadaan deagandda xeeran.

Si kastaba ha ahaate hadalka gudoomiyaha baladxawo ayaa kusoo aadaya ayadoo dowladda fadaralka soomaliya ciidamo aad u farabdan ku daadgureysay kuwasoo k aqaybqadanaya Sugida amaniga gobolka Gedo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here