War Deg Deg:-Qarax Laga Maqlay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa lagu weeraray Hotel Elite oo ku yaala Xeebta Liido, Waxaana gudaha Hotel galay rag hubeeysan oo ka dagaalamaya.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala galay Hoteelka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here