Faah-faahin:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho.

Qaraxaan ayaa ka dhacay meel ku dhow Garoonka Muqdisho Stadium, gaar ahaan Baar ayaan.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala galay xiro halkaas ku taala,islamarkaana uu jiro khsaare ka dhashay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here