Taliyihii Amisom ee Somalia oo Xilka Laga Qaaday Mid Cusub oo Lasoo Magacaabay

0

Howgalka nabad ilaaalinta midawga Africa amisom ee Somalia ayaa waxa ay xilkii ka qaaaden taliyihii ciidamada amisom ee Somalia gen tigabu yilma iyaga oo usoo magacaaabay taliye cusub oo badalaya taliyihii hore

War ka soo baxay howgalka nabad ilaaalinta  midowga ayaa lagu shaaciyay in taliyaha cusub ee ciidanka amisom somaliya uu noqonayo  general diomende n degeye oo dhalashadiisu tahay Burundi waxaana taliyihii hore uu udhashay dalka itooobiya

Taliyihii hore ee ciidamda amisom ee som gen tigabu yilma o xilkaaan loomagacaabay bishii janaaayo 2019 kii ayaa saaxiib dhow la ahaaa madaxda sare ee dowlada federaaalka Somalia waxana dhawan lafilayaa in uu xilka ku wareejiyo taliyaha cusub ee amisom

Howlgalka nabad ilaalinta  midowga africa amisom ee somaliaya ayaa waxaa ay ciidamadooda ay  taageeero dhinaca amniga ah siiyaan ciidamada dowlada Somalia waxaana lagakala keenay dalalka kenya. Uganda. Burundi. Jabuuti.  iyo itobiya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here