MW Deni:-“Hala Toogto Cid Kasta oo Hubaysan, oo Amniga Qatar Ku ah”,!

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa amar ku bixiyay in la toogto cid kasta oo hubaysan oo gacanta kula jirta fal qal qalgelin ammaanka deeganada Maamulkaasi.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay inay gacan bir ah ku qabanayaan cid kasta oo caqabad ku ah ammaanka deegaanada Puntland, islamarkaana arrintaasi wax gor gortan aysan ka galeyn.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Ciidanka inaysan xittaa maxkamad la sugin shaqsiga lagu qabto isaga oo faraha kula jira falal lidi ku ah dhanka ammaanka, islamarkaana goobta lagu qabto lagu toogto.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here