Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil caawa ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Dilkaan ayaa ka dhacay Isgoyska Tarabuunka Degmadda Hodan ee Gobolka banaadir.
Kooxo hubeysnaa ayaa toogtay Sarkaal ka tirsanaa Ciidamadda Booliska Dowladda Soomaaliyeed oo magaciisa la helin.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in arrimo qabiil loo diley Sarkaalka,waxaana goobta ka baxsaday ragga dilka geystay.

