Madaxweynaha Dowlada Galmudug Mudane: Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo gaarey Magaalda Muqdisho ee caasimada Dalka.
Garoonka Aadan Cade Waxaa Madaxweynaha Ku soo dhaweeyey Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare iyo Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha shacabka ,Iyo sido kale wasiiro ,xildhibaano ,siyaasiin iyo qeybaha Kale duwan ee Bulshada Rayidka.
Ujeedka uu Madaxweyne Xaaf Muqdisho usoo gaaray ayaa lagu sheegay Kulamo uu la qaadan doono Madaxda Dowladda iyo xubnaha Galmudug kasoo jeeda.











