War-murtiyeedka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.
Madaxda Magaalada Dhuusamareeb ku shirsan ayaa shirka ka soo saaray War Saxaafadeed sideed qodob ka kooban, iyadoo lagu ballamay in laba todobaad ka dib la isugu yimaado Magaalada Dhuusamareeb, si uu uga furmo wejiga 2aad ee shirka.



