Akhriso;-Madasha Xisbiyadda Qaran oo Baaq u Dirtay Dowladda Federaalka

0
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa shir aan caadi ahayn ku qaadatay aaladda Zoomka. Shirka ayaa aad loogu falanqeeyay waxyeellada ay gays-teen fatahaadaha Wabiga Shabeelle.
Madashu waxay baaq u dirtay Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah, Hay’adaha Somaaliyeed ee samafalka ka shaqeeya, kuwa Caalamiga ah iyo dhammaan ciddii gacan ka gaysan karta, waxayna ku boortisay inay soo caawiyaan shacabka halkaas dhibaatadu kasoo gaartay.
Lifaaqan ka akhriso War-Saxaafadeed MXQ ay soo saartay oo ku aaddan arrimaha fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here