Aqalka Sare oo sharci darro ku tilmaamay afarta xeer ee qabyo tirka

0

Warqad kasoo baxday Aqalka Sare oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa  waxba kama jiraan ku tilmaamtay afarta xeer ee qabyo tirka u ahaa sharciga doorashooyinka Qaranka heer Federaal haddii aan la waafajinin habraaca xeer dejinta dalka.

Sidoo kale Aqalka Sare ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay afarta xeer ee qabyo tirka u ahaa sharciga doorashooyinka Qaranka heer Federaal, haddii aan la waafajinin habraaca xeer dejinta dalka, sidoo kalena ugu baaqay Guddiga doorashooyinka inta laga saxaayo aysan xeerarkaas u isticmaali karin doorashada Qaranka.

Hoos ka aqriso qoraalka

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here