Tirada Dadka u Dhimanaya Carona ee Waddamada Caalamka oo Sii Korortay

0

Waxaa weli muuqata saameeynta cudurka safmarka ah ee karoona faayris guud ahaan waddamada caalamka waxaana daqiiqad walba soo kordhaya kiisas horleh iyo sidoo kale tiro dhimasho ah.

Waxaana ilaa iyo haatan ladiiwaangeliyay kiisas gaaraya 11.4 milyan oo kiis sidoo kale waxaa korortay tirada dhimashada waxaana ilaa iyo haatan ladiiwaangeliyay 533 kun 781 qofood guud ahaan dalalka caalamka waxaana cudurka kabogsaday dad tiradooda lagu qiyaasay 6.2 milyan oo qofood.

Dalka hindiya ayaa noqday dalka seddexaad ee saameeynta ugu badan uu kuyeeshay cudurka karoona faayris marka la eego tirada kiisaska ee dalka hindiya ladiiwaangeliyay waxaana xusid mudan in waddamada mareykanka iyo baraaziil ay yihiin waddamada saameeynta ugu badan uu kuyeeshay safmarka karoona faayris iyada oo waddamadan ay kufashilmeen in ay xakameeyaan faafida cudurka karoona faayris.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here