Cabdi Xaashi oo Qoraal Deg Deg ah Soo Saaray

0

‪ Cabdi Caashi Cabdillaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare  ayaa sheegay in been abuur lagu sameeyey xeerarkii dhameystirka Sharciga Doorashooyinka ee Gudiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen,Isla markaana mid aan aheyn in la hor geeyey Golaha Shacabka.

Qoraalka oo la ogeeysiiyay Madaxda Sare ee dalka,Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa bannaan ee doorashooyinka ayaa loogu baaqay Golaha Shacabka inay joojiyaan ka doodista Xeerarka ilaa iyo inta laga saxayo dibna loogu laabanayo qoraalkii saxda ahaa ee Xeerarka doorashooyinka.

Hoos ka aqriso Warqadda uu Soo Saaray Cabdi Xaashi

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here