Wararka Qoor-Qoor oo Degaanka Xero Dhagaxley Lagu Soodhaweeyay+ SAWIRO By cabdi naasir - Haziran 22, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp degaanka Xero Dhagaxley ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay madaxweyne Qoo-Qoor iyo wafdi uu haggaaminayo, waxaana si weyn usoo dhaweeyay dadweynaha ku nool degaankaas.