Dowladda Turkiga oo Sheegtay in Heshiis Laga Gaaray Khilaafka Dalka Liibiya

0

Madaxweynaha dalka turkiga Rajab Dayib Ordugan ayaa shaaca ka qaaday in hishiis hordhac ah laga gaaray khilaafka millatari ee ka jira dalka Liibiya.

Waxa uu sheegay in qadka taleefanka ay kuwada hadleen madaxweynaha dalka mareykanka Donald Taraam islamarkaana waxa ay kawadahadleen xaaladda dalka liibiya howlagallada mllatari ee kadhanka ah maleeshiyaadka daacadda u ah generaal khaliifa xaftar.

Sidoo kale  Madaxweynaha dalka turkiga waxa uu sheegay in xoogaa hishiis ah laga gaaray gulufka colaadeed ee kasoconaya dalka liibiya waxaana xusid mudan in dowladda turkiga ay taageero millatari siiso dowladda liibiya ee qaramada midoobay ay aqoonsantahay dowladaasi oo uu hogaamiyo ninka lagu magacabo Faayaz Alsarraj.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here