Aqalka Sare oo Xalinaya khilaafka Dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyadda.

0

Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in uu diyaar u yahay Xalinta Khilaafka Dowladda Dhexe ee Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyadda.

War qoraala oo ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa lagu sheegay in goluhu uu guddi dhexdhexaadin ah u saarayo xalinta khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here