Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Xurriyaddiisii dib u Helay.

0

Cabddi maalik Muuse Coldoon ayaa maanta dib u helay xurriyaddisa, waxaa uu in muddo ah u xirnaa samafale Cabdi Maalik maamulka Soomaaliland.

bulshada soomaaliyeed qaybahaeeda kala duwan ayaa soo dhaweeyay siidayntiis, waxaana sidoo kale soo dhaweeyay xisbiyada mucaaradka Soomaliland.

tan iyo markii xabsiga la dhigay Coldoon ayaa waxaa isi-sootarayay canbaaraynta iyo eedeymaha loo jeedinayo hoggaanka sare ee maamulka Soomaliland, waxaana lagu eedeyay in ay si sharci darro ah ku haysteen samafale Coldoon.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here