Kulankii Ay Yeesheen Guddiga Joogtada Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaliya Islamarkan Ay Shir Guddominayeen Guddonka Labada Aqal Ayaa Looga Hadlay Xilliga La Furayo Baarlamanka Iyo Xilliga Loo Yeerayo Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka
6-da June Ayaa Si Rasmi ah Loo Furi Doona Kalfadhiga 7aad ee Baarlamanka, Halka 27-June Loo Yeeri Doono Guddiga Madaxbanaan ee Doorashoyinka Qaranka Si Loogu Dhagaysto Warbixino La Xiriira Arimha Doorashooyinka Qaranka

