Dowladda Soomaaliya ayaa looga digay in ay dib u dhigto Doorashada soo aaddan, waxaana loogu baaay in ay la fadhiisato dhinacyada ay quseyso doorashada guud, sida xisbiyada mucaaradka iyo dhammaanba saamileyda siyaasadda Soomaliya.
Hoos ka dhagayso warbixinta

