Wasaaradda Waxbarashadda oo War Kasoo Saartay Qaadista Imtixaanka Shahaadiga

0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo kulan habka adeegga casriga ah ee Internetka ku yeeshay kulan muhiim u ahaa bahda waxbarashada kaas oo si qoto dheer looga wada hadlay imtixaanaadka shahaadiga ah iyo saameynta Covid_19 uu ku yeeshay hakadka waxbarashada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here