DFS oo Ka Hadashay Kufsi Askar u Geysteen Hooyo Lix Caruur Haysatay iyo Gabar Yar

0

War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga soomaaliya ayaa lagu Sheegay in ay baaristoodu socoto kiis kufsi ah Oo ka dhacay deegaanka janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ciidamo ka Tirsan kuwa Danab ee Dowladda Soomaaliya ee ku sugan janaale ayaa la sheegay in kufsadeen Gabar yar iyo Hooyo haysatay 6-ruux xili jidka kusoo safrayeen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here