Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ku eedeeyay dagaal Beeleedyadda ka dhacaya Gobolka Dalka Soomaaliya.
Isagoo muuqaal soo dhigay bartiisa bulshadda ayaa sheegay in Dowladda Dhexe aysan mas’uuliyadd iska saarin dagaal beeleedyadda kasoo cusboonaday Goboladda dalka.
Dhanka kale Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha in ay kaalintooda galiyaan xalinta dagaal beeleedyadda.

