War deg deg ah oo hadda ina soo gaaray ayaa sheegay in Ra’isul wasaarahii hore Dowladdii ku meel gaarka ahayd uu ku geeriyooday magaalada Landan ee caasimadda dalka ingiriiska.
Nuur cadde oo maalmihii ugu danbeeyay ku xanuunsanaa dalkaasi ingiriiska ayaa la dhibaatoonayay caabuqa CoronaVirus.
Geerida Ra’iisul Wasaarihii Soomaaliya Nuur Cadde ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa oo la hadlay warbaahinta

