Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed Aadan Xasan Maxamed Usama ayaa iska casilay xilkii uu ka haayay Wasaaradda Dastuurka Maamulkaasi.
Qoraal uu soo saaray ayuu ku wargaliyay Madaxweyne C,casiis Lafta Gareen in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaas.
Ma uusan sheegin sababta uu isku casilay.


