Madaxweyne Qoor-qoor oo Shir Gudoomiyay Shirka Golaha Amniga Galmudug.

0

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyey shirka Golaha Amniga Galmudug.

Kulankii 8aad ee shirka Golaha amniga waxaa kasoo qayb galay dhammaan xubnaha Golaha, waxaana laga dhagaystay warbixin ku saabsan qorshahooda dhanka amniga iyo siyaasadaha gacan siiya amniga.

Shirkaan ayaa waxaa soo agaasimey xafiiska Amniga Galmudug.

Shirkaan ayaa waxaa looga dooday qodobo aad u muhiim ah oo ay kamid yihiin.
1. Dardargelinta siyaasada amniga Galmudug.
2. Fulinta qorsha hawleedka guud ee amniga dalka.
3. Xoreynta deegamada ay haystaan aragagixisada.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here