Raisulwasaare Cabdala Hamdouk oo Qarax Ka Badbaaday+Sawirro

0

Faah-faahino dheeraad ayaa kasoo baxaya qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Raisulwasaaraha dalka Suudaan Cabdala Hamdouk.

Warbaahibta Dowladda Suudaan ayaa xaqiijisay in qaraxa uu ka badbaaday raisulwasaaraha uu ka dhacay Magaaladda Khartoum,islamarkaana la geeyay goob amni.

Goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa gaaray Ciidamadda amaanka dalkaas,waxaana socda Howlgal.

Ma jirto cid ilaa haatan sheegatay mas’uuliyadda qaraxa ka dhacay Khartoum.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here