Sharuudaha Laga Doonayo Xildhibaanada Labaad ee KGS oo Lasoo Saaray

0

Guddiga Farsamadda Soo xulista Xildhibaanadda labaad ee Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray Sharuudaha laga doonayo shaqsiga noqonaya Xildhibaan.

Gudoomiyaha Guddiga Maxamed Keerow Maxamed oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in xubnaha xildhibaanada noqonaya laga doonayo lacago isdiiwaangalin ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here