Dowladda Federalka Somaliya ayaa dowladda Kenya waxa ay uga digtay faragelin ay sheegtay inay ku hayso xuduudaha Somaliya.
Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Somaliya ayaa loogu yeeray dowladda Kenya inay joojiso faragelintaasi, islamarkaana ay ixtiraamto madaxbanaanida Somaliya.


