Wararka XFS oo U Yeertay Safiiradda Dalalka Cummaan iyo Suudan By Radio Simba - Şubat 22, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Xukuumadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirada Soomaalida u jooga dalalka Cummaan iyo Sudan, waxaa safiiradda lagu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan ay dalka dib ugu laabtaan.