Deg- Deg: Askari Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0

Koox hubeysan ayaa dil ka geysatay degmada Howlwadaag ee Gobolka Banaadir gaar ahaa isgooyska Baar Ubaxa.

Sida ay inoo sheegeen dad goob joogayaal waxa isgooyska bar ubax lagu dilay Askari ka tirsan ciidanka Dowladda gaar ahaan Booliska.

Waxaa goobta soo gaaray ciidanka ammaanka, iyadoo dableeydii dilka geeysatay ay goobta ka baxsadeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here