War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Qarax gaari ku xirnaa ayaa goordhaweyd ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Jugta qaraxa oo meelo kala duwan laga maqlay ayaa ka dhacday wadadda u dhaxeysa Isgooyska Xoosh degmada Dharkenley iyo ex-Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa inoo sheegay in qaraxa khasaaraha uu geystay uu gaariga ku ek yahay.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga cid lala bartilmaameedsaday qaraxa ka dhacay degmadda Dharkinley ee gaariga saarneyd.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here