Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadashay Ciidamadda La Geeyay Gedo

0

Madasha Xisbiyada Qaran ee Dalka ayaa War-Murtiyeed ka soo saartay Ciidamadda Dowladda Soomaiya Geysay Gobolka Gedo.

War-Murtiyeedkaan ayaa imaanaaya xili ay muddooyinkii dambe dowladda federaalka Soomaaliya colaado ka hurinaysay gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here